Jaamacadda Ummadda SoomaaliyeedKulliyadda Beeraha iyo Sayniska Deegaanka

Kulliyadda Beeraha iyo Sayniska Deegaanka

Wararka & Ogeysiisyada

Waxaa soo saaray Kulliyadda Beeraha iyo Sayniska Deegaanka

Dhammaan wararka Kulliyadda

Ogeysiisyada

Master of Sciences in Integrated Water Resources Management

Somali National University Faculty of Graduate Studies and Research Master of Sciences in Integrated Water Resources Management Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo kaashanaysa Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, UNDP iyo SIDA…

Wararka

Maalinta Deegaanka Adduunka oo Laga Xusay JUS

Maalinta Deegaanka Adduunka 5 Juun waa maalinta deegaanka adduunka, sannad walbana in ka badan 143 dal ayaa xusa maalintan. Halku-dhegga sannadkan waa PEAT PLASTIC POLLUTION, si loo iftiimiyo khatarta wasakhowga caagga…

Maqaallada qaar waxay ku soo baxeen Ingiriisi oo keliya; kuwa leh nooc luqad kale ah, hal gujin ayaad ku beddeli kartaa. Kaydka guud ee Jaamacadda wuxuu yaallaa Wararka JUS.